Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Infitar ( The Cleaving )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Infitar ( The Cleaving ) - Verses Number 19
إِذَا السَّمَاءُ انفَطَرَتْ ( 1 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 1
Markay Samadu Dildillaacdo.
وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انتَثَرَتْ ( 2 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 2
Xiddiguhuna daataan.
وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ ( 3 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 3
Badahana laysku furo.
وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ ( 4 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 4
Xabaalahana la soo bixiyo (Dadkii).
عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ ( 5 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 5
Waxay ogaan nafu waxay hor marsatay iyo waxay dibmarisay.
يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ ( 6 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 6
Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga sharafta leh.
الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ ( 7 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 7
Ee kii ku abuuray ah kuna ekeeyay kuna simay.
فِي أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَاءَ رَكَّبَكَ ( 8 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 8
Siduu doonana kuu sameeyey.
كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ ( 9 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 9
Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta.
وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ ( 10 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 10
Malaa'ig baana idin ilaalinaysa.
كِرَامًا كَاتِبِينَ ( 11 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 11
Oo sharaf leh waxna qori.
يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ ( 12 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 12
Ogna waxaad falaysaan.
إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ ( 13 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 13
Kuwa wanaagsani waxay gali Naciima.
وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ ( 14 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 14
Kuwa xun Xunna waxay gali Jaxiimo.
يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ ( 15 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 15
Wayna ku guban Maalinta abaalmarinta.
وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ ( 16 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 16
Kamana maqnaadaan Naarta.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ ( 17 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 17
Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa.
ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ ( 18 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 18
Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta.
يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًا ۖ وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّهِ ( 19 ) Al-Infitar ( The Cleaving ) - Ayaa 19
Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe.

Random Books