Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Masad ( The Palm Fibre )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Verses Number 5
تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ ( 1 ) Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Ayaa 1
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
مَا أَغْنَىٰ عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ ( 2 ) Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Ayaa 2
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
سَيَصْلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ ( 3 ) Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Ayaa 3
Wuxuuna gali Naar Olal leh.
وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ ( 4 ) Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Ayaa 4
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِّن مَّسَدٍ ( 5 ) Al-Masad ( The Palm Fibre ) - Ayaa 5
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.

Random Books