Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Qari'ah ( The Striking Hour )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Verses Number 11
الْقَارِعَةُ ( 1 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 1
Qaaricada (qalbiga garaacda).
مَا الْقَارِعَةُ ( 2 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 2
Qaarica maxay tahay.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ ( 3 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 3
Mase taqaannaa Qaarico.
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ ( 4 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 4
Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ ( 5 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 5
Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ ( 6 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 6
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ ( 7 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 7
Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ ( 8 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 8
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).
فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ ( 9 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 9
Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ ( 10 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 10
Ma taqaannaa Haawiya.
نَارٌ حَامِيَةٌ ( 11 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Ayaa 11
Waa Naar kulayl daran.

Random Books